wargeyskadawan.com
Wasiirka Dastuurka Somaliland oo kulan la yeeshay Weftiga uu Hoggaaminayo Xildhibaan Gavin Williamson
Hargaysa (Dawan): Wasiirka wasaaradda xidhiidhka goleyaasha iyo arrimaha dastuurka Somaliland Maxamed Xaaji Aadan Cilmi, ayaa qaabilay weftiga uu hoggaaminayo xildhibaan Gavin Williamson, oo maalma…