wargeyskadawan.com
“Meel kastoo magaallo tahay in Qori lagu dhex qaato ma aqbalayno mana dhici doonto”… Badhasaabka Sool
Khaddar Cabdi Muuse Sool (Dawan): Wefti uu hogaaminayo badhasaabka gobolka Sool C/kariin Aadan Xaaji Diiriye, ayaa socdaal ku tegay deegaanka Dhagax is-guroow oo ka tirsan degmada Kalabaydh ee gobo…