wargeyskadawan.com
Madaxweynaha France oo Dejiyay Qorshe uu Mbappe kaga Hor Istaagayo ku Biirista Real Madrid
Madaxweynaha France Emmanuel Macron ayaa isku dayi doona inuu ku qanciyo Kylian Mbappe inuu sii joogo Paris Saint-Germain, sida laga soo xigtay El Mundo. Inkasta oo uu Macron laftiisu uu taageere u…