wargeyskadawan.com
Midowga Yurub oo ciqaab ‘aan horey loo arag’ ugu hanjabay Russia kadib weerarkii Ukraine
Hargeysa (Dawan) Russia waxay wajaheysaa “go’doomin aan horey loo arag” sababo la xidhiidha weerarka ay ku qaaday Ukraine, waxaana la saari doonaa “cunaqabateynadii ugu xoogganaa” ee Midowga Yurub …