wargeyskadawan.com
Madaxweynaha Somaliland oo kulan la Qaatay Safiiradda Somaliland U Fadhiya Dalalka Dibeda.
Hargeysa (Dawan) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta oo ay taariikhdu tahay 27/02/2022 qasriga madaxtooyada, kulan kula qaatay labaatan (20) safiir oo ka …