wargeyskadawan.com
Natiijada Dagaalka Nukliyeerka
Weedha Jiilaalka Nukliyeerka (atomic Winter) waxa ay ahayd kelmad si firfircoon loo adeegsan jiray markii lagu jiray dagaalkii qaboobaa ee u dhexeeyay Maraykanka iyo Midowga Soofiyeeti. Aragtidani …