wargeyskadawan.com
Saldhig Boolis oo laga Dhagax-dhigay Degmada Bali-gubadle.
Balligudbadle (Dawan) – Saldhigan fulintiisa ayaa waxa iska kaashan doona xukuumadda Somaliland iyo hay’adda UNDP, kaas oo dhismihiisa ay fulin doonaan ciidanka booliska Somaliland hoggaankii…