wargeyskadawan.com
Labada Saxeex ee ugu Horeeya ee Barcelona Suuqa Xagaaga oo la Ogaaday
Barcelona ayaa la soo saxeexan doonta Franck Kessie iyo Andreas Christensen, sida uu sheegay Gerard Romero. Xiddiga khadka dhexe ee kooxda Ac Milan ee Franck Kessie ayaa wadahadalo kula jira kooxda…