wargeyskadawan.com
Magaalada Hargeysa oo laga Daah’furay Qaybtii 2’aad ee lagu Qiimayn Doono Shaqaalaha Dawlada ee sida Hagar la’aanta ugu Shaqeeyay Bulshada.
Hargeysa (Dawan) – Waxa kulankaas hadal ka jeediyay madaxa qiimaynta mashruucan ee ISIR, Axmed Maxamed Cali oo sheegay in qaybtani tahay tii labaad ee hay’addaasi ay dalka ka fuliso, waxaanuu int…