wargeyskadawan.com
Waxa Jeclaan Lahaa In Aan Tv-ga Noqdo!
Markasta waxay ahaayeen qoys is uu muranku ku badan yahay, werwer badan ayay ku abuureen caruurtooda iyo qoyska intiisa kale. Markii ay Macalimadu ardayda u dirtay inay soo qoraan curis cinwaankiis…