wargeyskadawan.com
112 Arday oo ka Qalin-jabiyay Dugsiga Barashada Caafimaadka Dawladda Somaliland ee Hargeysa
Hargeysa (Dawan)- Madaxda iyo masuuliyiinta Dugsiga barashada Caafimaadka Hargeysa ee Jamhuuriyadda Somaliland ayaa xaflad ballaadhan oo qalin-jabin ah u sameeyay 112 Arday oo dhamaystay barashada …