wargeyskadawan.com
Adkaysiga Iyo Dadaalka Joogtada Ah
Noloshu waxay qiimo ku leedahay markaad u dhabar adaygto dhibaatooyinka ku soo waajaha , hadaad noqoto qof niyad jabkiisu dhow oo guuldarada aan liqi karin ma gaadhaysid guusha. Inta aad ku jirto j…