wargeyskadawan.com
Dugsi Boodhin ah oo laga Dhagax-dhigay Sool
Laascaanood (Dawan): Maayar ku-xigeenka degmadda Laascaanood ee gobolka Sool Axmed Maxamuud Cumar (Axmed Kawte), ayaa shalay dhagax dhigay dugsi Boodhin ah oo laga hirgelinayo degaanka Kabaalka-Xer…