wargeyskadawan.com
Maamulka Gobolka Awdal iyo Guddi Xeer-beegti ah oo Go’aamo ka soo Saaray Khilaaf ka Dhashay Dhul
Boorama(Dawan)-Maamulka gobolka Awdal, ayaa soo afjaray khilaaf ka taagnaa dhul-beer ah oo ay isku haysteen laba qoys, deegaanka Fardaha oo ka tirsan gobolkaasi. Muranka beertan, ayaa guddi xeer-be…