wargeyskadawan.com
Guddoomiye Xinif oo Digniin kama Danbaysa u Diray Hay’addaha ogolaashiyo la’aanta dalka ku soo gala
Hargeysa (Dawan) Guddoomiyaha hay’adda qaxoontiga iyo barakacayaasha Qaranka Somaliland, Cabdikariim Axmed Maxamed Xinif, ayaa sheegay in isha dhaqaale ee Somaliland lahayd ay ahaayeen xoolaha nool…