wargeyskadawan.com
Madaxweynaha Somaliland oo Khudbad Taariikhi ah ka jeediyey Machadka Falanqeeya Siyaasadda Maraykanka
Hargeysa (Dawan) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi oo socdaal shaqo ku jooga Magaalada Washington, ayaa khudbad taariikhi ah ka jeediyey xarunta Machadka caalamiga ah ee …