wargeyskadawan.com
Xubno ka tirsan Congresska Maraykanka oo maamulka Biden ugu baaqay in uu xidhiidh adag la sameeyo Somaliland
Washington (Dawan) – 9 xildhibaan oo ka tirsan Congresska Maraykanka garabka xisbiga Jamhuuriga, ayaa dowlada Maraykanka u gudbiyay, codsi ay ku doonayaan in dowladoodu xidhiidh dibulumaasiy…