wargeyskadawan.com
Ururka STAND Charity Org oo gurmad Biyo-dhaamis ah ka fuliyey Deegaamo kamida Somaliland iyo Itoobiya
Dawan(Dawan)-Iyadoo guud ahaan dalka lagu jiro gurmadka xaalada abaarta ee ku baahday gobolada Somaliland, ayaa ururka STAND CHARITY oo kamida ururrada maxaliga ah waxa uu kaalmo biyo ah gaadhsiiye…