wargeyskadawan.com
Qadiyadii Somaliland ee Ictiraaf Raadinta oo Kasbatay Taageerada Xildhibaanada Maraykanka- Wargeyska The Standard
Nairobi-(Dawan):-“Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo socdaal shaqo ku jooga dalka Maraykanka ayaa dedaaladiisi iibinta qadiyadda madaxbanaanida Somaliland, taageero …