wargeyskadawan.com
Is-barbar dhig uu sameeyey Boris Johnson oo cadho ka dhaliyey UK iyo Yurub
London (Dawan) Ra’iisal Wasaaraha Britain Boris Johnson ayaa lagu eedeeyey in uu isbarbar dhigay dagaalka ka socda Ukraine ee ka dhashay duulaanka Ruushka iyo codeyntii aftidii ay Britain kaga baxd…