wargeyskadawan.com
Siyaasadda Wacyigelinta Qaranka oo lagu Daah-furay Madal Kulmisay Xukuumadda iyo Asxaabta Qaranka
Hargeysa(Dawan)-Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo wacyigelinta Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa daah-furay siyaasadda wacyigelinta qaranka kulan lagu qabtay Magaalada Hargeysa S…