wargeyskadawan.com
Golaha wasiiradda Somaliland oo isku raacay Xoojinta Abniga dalka.
Hargeysa (Dawan) Golaha wasiiradda Somaliland, ayaa manta isku raacay in guud ahaanba la xoojiyo amniga dalka, ciidamada kala duwan ee dalka iyo shacabkana waxa uu ku boorriyey inay laban-laabaan…