wargeyskadawan.com
Juventus oo Wada-hadallo Hordhac ah la Furtay Xiddiga Liverpool ee Mohamed Salah
Kooxda kubadda cagta Juventus ayaa ka faa’iidaysanaysa is-faham la’aanta u dhaxaysa Liverpool iyo xiddiga reer Masar ee Mohamed Salah, waxaanay xidhiidh la samaysay wakiilka laacibkan oo ay la fur…