wargeyskadawan.com
Siddeeda Xiddig ee Barcelona Laga Xaraashayo & Kuwa Bedelkooda u Imanaya Camp Nou
Kooxda Barcelona ayaa isku dayi doonta inay siddeed ciyaaryahan kooxdeeda ka dirto si ay u yarayso mushaharaadka ay bixiso oo boosna ugu banayso saxeexyada cusub ee ay xagaaga samayn doonto. Barcel…