wargeyskadawan.com
Premier League oo Isbeddel ku Samaynaya Sharciga Cayimaya Tirada Ciyaartoyda Kooxuhu Beddeli Karayaan
Maamulka horyaalka Premier League ayaa beddelaya sharcigii tirada ciyaartoyda ay kooxubu beddeli karayaan inta ay ciyaartu socoto, kaas oo ogolaanayay in kooxdu ay saddex ciyaartoy beddeli karto, b…