wargeyskadawan.com
Koomishanka Maamul wanaaga oo sameynaya madal madaxda iyo masuuliyiinta dawladda lagu barayo hannaanka maamul wanaaga.
Hargeysa (Dawan) Guddoomiyaha koomishanka maamul wanaaga, mudane Liibaan Ismaaciil Cabdillaahi ayaa sheegay in hadda ay wadaan qorshe la doonayo in masuuliyiinta hay’addaha dawladda iyo bulshada …