wargeyskadawan.com
Wafti ka socda dowlada Jabuuti oo soo gaadhay Somaliland
Hargeysa (Dawan) – Wafti ka socda dowlada Jabuuti oo uu hoggaaminayo wasiirka arrimaha gudaha Jabuuti Siciid Nuux, oo safar ku yimid Hargeysa, ayaa booqday suuqa Waaheen ee dabku burburiyay. …