wargeyskadawan.com
Warbaahinta Dunidu Maxay ka Tidhi Dabkii Waxyeeleeyey Suuqa Hargeysa
Hargeysa (Dawan) Warbaahinta adduunka ayaa shalay si weyn u baahiyey khasaarihii ka dhashay dabkii habeen hore khasaaraha weyn u geystay suuqa Waaheen ee caasimadda Hargeysa. Wakaaladda Wararka Som…