wargeyskadawan.com
Gudida Suuqa Waaheen oo ka Hadlay Meelaha laga Diwaangelin Doono Dadka Hantidoodu Gubatay
Hargeysa (Dawan)Gudida Suuqa Waaheen ayaa sheegay in shan qaybood ay u qaybiyeen in laga Diwaangeliyo dadka hantidoodu ku burburtay dabkii qabsaday Suuqaas. Gudida Suuqa Waaheen oo Shalay Warbaahi…