wargeyskadawan.com
 “Labada Muqdisho madaxda ka ahi way ila soo hadleen, waan u mahadnaqay”Ayuu madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi.
Hargeysa (Dawan) – Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa u mahadnaqay dhamaan madaxdii uga soo tacsiyaysay masiibadii suuqa Waaheen, wuxuuna sigaara u xusay madaxda iyo ganacsatad…