wargeyskadawan.com
Labo nin oo lagu eedaynayo in si qaldan ay xidhiidh ula sameeyeen Ilaalada Aqalka Cad oo la xidhay
Washington DC. (Dawan) Laba nin oo lagu xidhay Washignton DC ayaa lagu eedeeyey inay iska dhigeen saraakiil ka tirsan waaxda amniga gudaha Maraykanka, si ay xog uga helaan saraakiil ka tirsan Ciida…