wargeyskadawan.com
Sacuudiga oo oggolaaday in hal milyan oo qof ay sannadkan xajjiyaan
Hargeysa (Dawan) Sacuudi Carabiya ayaa Sabtida maanta ah sheegtay in ay u oggolaan doonto hal milyan oo Muslimiin ah oo ka kala imanaya gudaha dalkaasi iyo dibaddiisaba in ay gutaan xajka sannadkan…