wargeyskadawan.com
Xukuumada Canada oo loogu baaqay taageerida dib-u-dhiska Suuqa Waahen
Ottawa (Dawan)- Baarlamaanka dalka Canada ayaa soo jeediyey in la taageero hawlaha dib u dhiska suuqa Waahen iyo caawinta ganacsatadii hantidoodu ku baaba’day dabkii ka dhacay. Fadhi shalay xildhib…