wargeyskadawan.com
“Waan boggaadinaynnaa in xukuumadda Deegaanka Soomaalidu xoogga saarto dhinaca wax-soo-saarka beeraha”,Ito Takako, safiirka waddanka Japan.
Jig-jiga (Dawan) Hoggaanka xafiiska nabadgelyada DDS, ahna ku-simaha madaxweynaha, mudane Mubashir Dibbad Raage, oo ay weheliyaan masuuliyiin heer deegaan ah ayaa madaxtooyada DDS, ku qaabilay wafd…