wargeyskadawan.com
Sharci-dejiyayaasha Pakistan oo doortay ra’iisul wasaare cusub
Islamabad (Dawan) Sharci-dejiyayaasha Pakistan ayaa maanta u doortay Shehbaz Sharif inuu noqdo ra’iisul wasaaraha cusub kadib markii Axaddii xilka laga tuuray Imran Khan oo iska casilay kursigiisa …