wargeyskadawan.com
Turkiga oo soo nooleeyay hab Qadiimi ah oo Cusmaaniyiinta u tukan jireen Taraawiixda
Ankara (Dawan) Waaxda arrimaha diinta ee dalka Turkiga ayaa go’aansatay sannadkan in dib loo soo nooleeyo hannaankii ‘Andron’ ee lagu gudan jiray salaadda taraawiixda ee bisha Ramadaan. Tallaabada…