wargeyskadawan.com
Paulo Dybala oo Qarka u Saaran inuu ku Biiro Inter Milan
Xiddiga Paulo Dybala ayaa lagu soo waramayaa in uu wadahadalo la furay kooxda Inter Milan si uu qaab xor ah ugu biiro taas oo dhirbaaxo ku noqonaysa kooxaha Arsenal iyo Tottenham. Kooxaha Premier L…