wargeyskadawan.com
“Xildhibaanada xisbiga Waddani waxay caadaysteen wax ka sheega ciidamada”Afhayeen Buuni.
Hargeysa (Dawan) – Xisbiga KULMIYE, ayaa qaar kamid ah xildhibaannada golaha wakiilada ugu jira xisbiga WADDANI, ku eedeeyay in ay caadaysteen, wax ka sheega iyo u gacan qaadka ciidanka. Afha…