wargeyskadawan.com
Muxuu yahay khilaafka ka dhex aloosan Pakistan iyo Afghanistan?
Xukuumadda Afghanistan ee uu hogaamiyo ururka Taliba ayaa ku eedaysay Pakistan inay dad rayid ah ku laysay duqeyn ay ka fulisay deegaannada ku teedsan xuduudda labada dal. Taliban ayaa sheegtay in …