wargeyskadawan.com
Barcelona oo Guul-darro Xanuun Badan Loogu Xambaariyey Camp Nou, Horyaalkana u Hibaysay Real
Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa guul-darro xanuun badan kala kulantay naadiga yar ee Cadiz oo ku garaacay garoonka Camp Nou, isla markaana ka hor istaagay inay dib u dhigto waqtiga ay Real Mad…