wargeyskadawan.com
Suuqii Gubtay ee Waaheen oo la Dhamaystiray Wajigii 1aad
Hargeysa(Dawan)-Wajigii koowaad ee nadiifinta suuqii gubtay ee Waaheen, ayaa la soo gabagabeeyey maalintii shalay oo Salaasa ahayd, kaddib muddo siddeed maalmood oo xidhiidh oo uu socday, laga soo …