wargeyskadawan.com
Qaramada Middoobay oo ka digtay masiibo kusoo fool leh 20 milyan oo ku nool Geeska Africa.
Hargeysa (Dawan) Hay’adda cunnada adduunka ee WFP ayaa ka digtay in dad lagu qiyaasay 20 milyan oo qof oo ku nool qaybo ka mid ah Itoobiya, iyo Kenya oo ay abaaruhu saameeyeen in ay la kulmi karaan…