wargeyskadawan.com
Fannaanada Sahra-ilays oo ka hadashay war uu ka qoray Tv-ga Eryal
Hargeysa (Dawan) Fanaanada Sahra Axmed Cabdillaahi (Sahra Ilays), oo ka mida fannaaninta waa weyn ee reer Somaliland, ayaa war aan sal iyo raad toona lahayn ku tilmaantay, war uu ka baahiyay Tv-ga…