wargeyskadawan.com
Shirkadda Gob Store Brand oo caruur iyo agoon iyo danyar isugu jirta u iibisay Dharkii Ciida
Hargeysa (Dawan) Shirkada Gob store bard, ayaa ciidsiisay boqol carruura, oo isugu jira agoon iyo danyar, kuwaas oo ee degan magaalada Hargeysa. Ubadkan la ciidsiiyay ayaa isugu jira agoon iyo dan…