wargeyskadawan.com
Guddiga Gurmadka Waaheen oo ka Warbixiyay Lacagaha soo Gaadhay
Hargaysa (Dawan): Guddiga heer qaran ee gurmadka iyo taakulaynta suuqii gubtay ee Waaheen ee magaaladda Hargaysa ayaa shaaciyay dakhliga cadadka lacageed ee ilaa hadda soo gaadhay, meelaha ay ka so…