wargeyskadawan.com
Walaac laga Muujiyay Xaalada Abaareed ee Weli dalka ka jirta
Hargeysa (Dawan) Guddoomiyaha golaha guurtida Somaliland, mudane Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa sheegay in xaalada abaartu wali dalka ka taagan tahay, isla markaana loo baahan yahay in dadka tabaal…