wargeyskadawan.com
“Xukuumadda Maanta jirtaa waa Xukuumadii u horraysay ee sameysay Urruro shaqaale rayida”Wasiir Godane
Hargeysa (Dawan) Wasiirka wasaaradda shaqo’gelinta iyo arrimaha bulshada Somaliland, mudane Mustafe Maxamed Cali (Godane), ayaa sheegay in ay tahay xukuumadda maanta jirta tii ugu horraysay ee same…