wargeyskadawan.com
Real Madrid oo La Wareegtay Difaaca Chelsea ee Antonio Rudiger
Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa dhamaystirtay heshiiska difaaca Chelsea ee Antonio Rudiger oo ay si bilaash ay kula wareegayso, kaddib markii uu laacibkani diiday inuu qandaraaska u cusboonay…