wargeyskadawan.com
Apple oo 21 sano kadib dooneysa in ay joojiso adeegii muusiga ee iPod
Hargeysa (Dawan) Shirkadda Apple ayaa ku dhawaaqday inay joojinayso adeeggii muusiga ee iPod Touch, iyadoo soo afjaraysa qalab si weyn loogu ammaanay inuu wax ka beddelayo sida dadku u dhegaystaan…