wargeyskadawan.com
Man United oo Bixinaysa Lacagta lagu Burburinayo Heshiiska Xiddig Noqonaya Saxeexyada ugu Horreeya ee Ten Hag
Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa ogolaatay inay bixiso lacagta lagu burburin karayo qandaraaska Goncalo Inacio oo difaaca dhexe uga ciyaara kooxda reer Portugal ee Sporting Lisbon. 20 ji…